<a href=”https://jetpack.com/redirect/?aff=36499″><img src=”https://refer.wordpress.com/wp-content/uploads/2018/04/skyscraper-01-160×600-copy-4.jpg” alt=”Jetpack” title=”Jetpack” /></a>
DEG DEG: Mooshinka la horgeeyey BF, wasiir 6 bil uu u xiran yahay wiil, musuq maasuqa lagu helay DF
<a href="http://<iframe width="560" height="315" src="https://www.youtube-nocookie.com/embed/JQC8MAKfP7U?start=3" frameborder="0" allow="accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture" allowfullscreen>http://<iframe width=”560″ height=”315″ src=”https://www.youtube-nocookie.com/embed/JQC8MAKfP7U?start=3″ frameborder=”0″ allow=”accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture” allowfullscreen></iframe>
Safarki Saciid Deni oo Kismayu oo dib u dhac ku yimid
War degdeg: Dhabbaha diyaaradaha garoonka Aadan Cadde oo la xiray kadib shil diyaaradeed

Wararka ayaa sheegayo inay diyaaradaan ay awoodi weysay inay lugaha fidsato sidaas darteedna ay xabadka ku dhufsatay laamiga Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.
Diyaaradda ayaa la sheegay inay aheyd nooca Xamuulka qaado, mana jirto wax rakaab ah oo saarnaa sida ay noo xaqiijiyeen illo wareedyo ku sugan Garoonka.
Diyaaradda ayaa hadda dhex taalo Dhabaha ay kusoo dagaan Diyaaradaha, waxayna taas keenta in la xiro lana joojiyo diyaaradihii soo dagi lahaa.
Wixi fafahin ah waan idinso gudbin doona.
Heesta Dowladnimo Kooxda Onkod Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed
MASRAXA FURAN GABDHAHA XAMAR UGU SHIDAN OO HEESO WAALI KA QAADAY
War cusub
Hees cusub- Balbalaarka
Video: SHEEKH SHARIIF oo weerar culus ku qaaday FARMAAJO iyo R/W Khayre