
AQRISO DIGNINO AY SOO SAARTAY DF EE SOMALIA KUSABSAAN FATAHADO HOR LEH.
Reply



Haweeney lagu eedeeyay inay ka tirsaneyd Al-shabaab ayaa maanta lagu xukumay 15 sano oo xarig ah, kadib markii lagu helay inay Alshabaab u qaabilsaneyd kala gudbinta hubka iyo qaraxyada. Haweeneydaan oo lagu magacaabo Saafi Ciise Arwaax ayaa saraakiisha denbi baarista u sheegtay sidii ay ugu biirtay Al-shabab iyo waxa ku kalifay, waxayna inay ku qalqaalisay…
Saafi Ciise: Haweeneydii Al-shabaab u kala gudbin jirtay hubka iyo Miinooyinka — Jamhuuriyadda Online: Leading Somali News Source
Wararka ayaa sheegaya in dagaalkaas ay ciidamada dowladdu kula wareegeen gacan ku heynta degmada Matabaan oo muddo sanado ah ay maamulayeen Ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca oo fadhigiisu yahay magaalada Dhuusamareeb.
Ciidanka Ahlusunna ayaa hadda ku sugan duleedka degmada Matabaan, waxaana Wararka qaar ay sheegayaan in Ahlusunna ay waddo Aruursi Ciidan.
Dhinaca kale, duleedka magaalada Matabaan ayaa koox hubaysan waxa ay weerar jid gal ah ugu gaysatay wafdi uu la socday wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sebriye.
Waxaa la sheegay in weerarkaas ay iska caabiyeen ilaalada wasiir Sebriye, kadib is rasaasayn socotay muddo kooban oo dhex martay waxaana loo maleynayaa in dableyda geysatay weerarkaas jid galka ah ay taabacsanyihiin Ahli-Sunna oo si buuxda u maamulaysay magaalooyinka Guriceel iyo Matabaan.
Wafdiga wasiir Sebriye ayaa gaaray magaalada Matabaan oo sida la sheegay gacanta u gashay ciidamada xoogga dalka qeybtooda 21aad, kuwaas oo hada si buuxda u maamulaya gacan ku haynta Matabaan.
Wasiirka ayaa sida la sheegay goor dhaw goob fagaare ah kula hadli doona dadka ku nool magaalada Matabaan ee gobolka Hiiraan.Xaladda matabaan aya hada dagan.

Dibaad baxa xamar maxume balse babuurleyda ka banaan baxaan qaraxyaada maxa u diiday. Dowlada aya nugul miya????

Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax khasaaro geystay oo ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho. Qaraxa oo miino ahaa ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lala eegtay gaari nooca raaxada ah oo uu la socday mas’uul ka tirsan maamulka deegaanka Lafoole iyo ciidamo uu watay. Al-Shabaab oo sheegtay mas’uuliyadda qaraxaasi…
Qarax xoogan oo ka dhacay Ceelasha Biyaha iyo ma’uul lagu dhaawacay. — Kismaayo24 News Agency