Oday ciyaarayo
Reply

Dibaad baxa xamar maxume balse babuurleyda ka banaan baxaan qaraxyaada maxa u diiday. Dowlada aya nugul miya????

Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax khasaaro geystay oo ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho. Qaraxa oo miino ahaa ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lala eegtay gaari nooca raaxada ah oo uu la socday mas’uul ka tirsan maamulka deegaanka Lafoole iyo ciidamo uu watay. Al-Shabaab oo sheegtay mas’uuliyadda qaraxaasi…
Qarax xoogan oo ka dhacay Ceelasha Biyaha iyo ma’uul lagu dhaawacay. — Kismaayo24 News Agency

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 84 oo ku taariikheysan 21-ka Octoobar 2019, ku magacaabay Wasiiru-Dowleyaal iyo Wasiir Ku-xigeeno. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80aad farqadiisa 5aad. Markuu la tashaday: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland. Markuu tixgeliyey: Baahida loo qabo dhamaystirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo aqoon, […]
MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO MAGACAABAY WASIIRU-DOWLEYAAL IYO WASIIR KU-XIGEENO CUSUB — All Hadaaftimo Warar Sugan o Run ah

Kismaayo (Caasimada Online) – Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig, oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya islamarkaana dhawaan sheegtay in loo doortay Madaxweynaha Jubbaland ayaa lagu wadaa in uu dhawaan qaato heshiis uu la galayo Axmed Madoobe. Caasimada Online ayaa ogaatay in Cabdirashiid Xidig wadahadal mira dhal ah ku soo dhamaaday uu la qaatay madaxweynaha…
Xog: Cabdirashiid Xidig oo saddex sabab dartood kula heshiinaya Axmed Madoobe — Caasimada Online

Hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo wareysi dheer siiyay Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan dhanka siyaasadda. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa wareysigiisa uga hadlay arimaha doorashooyinka dalka ku soo wajahan, xaaladda maamul goboleedyada Jubbaland, Galmudug iyo arimo kale oo dhawr ah. Mar wax laga…
DAAWO:- Siyaasi CCWarsame oo laga qaaday waraysi aan horay loo arag nuuciisa “Doorashada Somalia, Khilaafka Jubaland, burburka Galmudug iyo arimo kale..”. — Wararka Khaatumo , Somaliland , Puntland Iyo Somalia

Muuqaal Baraha Bulshada Lagu Wareejinayey Ayaa Muujinaya Gabadh ka Cabanaysa Inuu Uur U Yeelay Fanaanka Soomaaliyeed ee Reer Hargeysa Qamar Suudaani oo kadib Ku Inkiraya Gabadhani ,Waxaana uu U Sheegay Inuusan Isagu Dhalin. Hoose Video Ka Daawo
DAAWO VIDEO CEEB ADUUNKA:Fanaan somaliyeed oo uur ku ankiray gabar. QAMAR SUGAANI — Wararka Khaatumo , Somaliland , Puntland Iyo Somalia

KISMAAYO(P-TIMES) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in berrito uu sheegay Cabdinaasir Seerar oo horey u sheegtay in uu yahay Madaxweynaha Jubbaland uu berri is caleema-saari doono, waxaana uu sheegay in uu socdaal kumarayo xaafadaha magaalada Kismaayo. Walaac xagga ammaanka ah ayaa laga muujiyey arrimahan, iyadoo horey Jubbaland u soo rogtay amaro…
DEG DEG: Cabdinaasir Seerar oo kaga dhawaaqay Kismaayo war deg deg ah & Halis xagga amaanka ah. —

KISMAAYO(P-TIMES) – Madaxdii ugu badneyd ayaa madasha KIsmaayo iskugu tagtay, waxayna ahayd madal si dhameystiran ay dhinacyo badan u riteen hadaladooda siyaasadeed, kuwaas oo ay ku cabirayeen dareenkooda ku wajahan hoggaaminta madaxda dawladda Faderaalka Soomaaliya. Si siman cid kasta oo hadashay waxay eedeysay Madaxweynaha Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Farmaajo iyo geedi socodka siyaasadiisa, oo ay sheegeen…
Siyaasiintii maanta ka hadashay Caleema-Saarka Axmed Madoobe, Maxay midow ku ahaayeen? —

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Shiikh Axmed oo Khudbad ka jeedinayay Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ka hadlay qodobo dhowr ah. Qodobkii ugu muhiimsanaa oo uu Shiikh Shariif ka hadlay ayaa ahaa doorashada la filayo inay Soomaliya ka dhacdo sanadka 2021 marka uu…
Shiikh Shariif ” Ma fileyno inay dalka ka dhacayso doorasho qof iyo cod ah” — Caasimada Online

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa isagoo ku sugan magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota weerar culus oo xagga afka ah ku qaaday Ilhaan Cabdullaahi Cumar, oo ah wakiilka aqalka Congress-ka ee gobolkaas laga soo doortay. Trump, oo u muuqday inuu markan Ilhaan ku bartilmaameedsaday gobolka hoyga u ah gudihiisa, ayaa halkiisa kasii waday dhaliilaha uu u…
Trump oo Mooshin In Xilka Looga Qaado Qarka U Saaran Ilhaan Cumar Weeraray — Wararka Khaatumo , Somaliland , Puntland Iyo Somalia