
Somaaliya israacday-wafdigi ka socday Somaliland ee manta laguso dhaweyay muqdisho
Reply



Garoowe (Caasimadda Online) – Digreeto ka soo baxday Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash ahna kusimaha madaxweynaha ayaa Gaashaanle loogu dalacsiiyey Bashiir Cismaan Cawad oo horey u ahaa Kabtan. Bashiir oo ah Taliyaha kantaroolka Galbeed ee magaalada Garowe ayaa dhiirigaliya dadka la nool cudurka HIV/AIDS oo bulshada dhexdeeda badanaa kala kulma takoor. “Waxaan maqli jirey berigii…
Puntland oo dalacsiisay sarkaal ay xaaskiisa qaadsiisay HIV/AIDS — Caasimada Online

Shariif Sheekh Axmed, Madaxweynihii hore ee Somaliya ayaa wuxuu maanta uu Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Mareykanka ee Somaliya, Donald Yamamoto. Shariif Sheekh Axmed, Gudoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran iyo Safiirka Mareykanka ee Somaliya ayaa waxay ka wada hadleen arrimaha doorashooyinka dalka ee lagu wado inay qabsoomaan 2020/2021. Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa uu Safiirka Mareykanka…
Shariif Sheekh Axmed oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Somaliya — Dhacdo.com